Malmö: Rasaas lagu weeraray masjid ku yaala malmö

Qiyaastii saqdii dhexe ee sannadka cusub ee xalay ayaa la maqlay wax u eg dhawaq rasaas, taasoo lagu weeraray masjid ku yaala magaaladda malmö ee dalka Iswiidhan.

Intii lagu jiray dabaaldaga Sannadka Cusub, ayaa lagu dhaxqariyay rasaasta, waxayna ahayd mit wasah waxaa laga helay muraayad daaqad.
Dhacdadan ayaa ka dhacday Masjidka Mahmood ee Hästskogatan, oo ku yaal duleedka Malmö.Waxaa jiray dad qolka ku jiray markii rasaasta dhacday, laakiin qofna ma dhaawacmin, sida uu sheegay Anna Göransson, oo ah sarkaalka saxaafadda ee booliska gobolka Skåne.

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *

shares